Xuseen Sheekh Qaasim oo kahor yimid Xil ka qaadis dhawaan lagu sameeyay

Maamulka Hirshabelle ayaa dhawaan xilka ka qaaday qaar kamid ah Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenadooda, waxaana xilalkaasi loo magacaabay masuuliyiin cusub. Xuseen Sheekh Qaasim oo ahaa Guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda ee maamulka degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in wado sharci daro ah loo soo maray xil ka qaadista isaga iyo xubnaha kale lagu sameeyay. … Continue reading Xuseen Sheekh Qaasim oo kahor yimid Xil ka qaadis dhawaan lagu sameeyay